Frank Lampard Oo Magacaabay Xiddigihii Ugu Adkaa Ee Uu
Frank Lampard ayaa magacaabay kooxdiisa riyada oo ka kooban xiddigihii ugu adkaa ee uu ka hor tegay waqtigii uu ciyaartoyga ahaa, kuwaas oo ka kooban toddoba laacib oo saddex ka mid ah aanad rumaysan karin.Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Ronaldinho ayaa ku jira shaxda xiddigihii ugu adkaa ee Lampard ay garoomada sida adag ugu xafiiltameen, iyadoo uu soo xushay laacibiintii ugu adkaa ee uu qabashadooda ku daalay amaba dhibaatada ugu badan usoo geystay kooxdiisa.Tababaraha Chelsea ee 42 jirka ah oo ka jawaabayay su’aalo ay…