“Miyay Tahay In Diogo Jota Booska Kala Baxo Firmino?” –
Weeraryahanka kooxda Liverpool ahna hoggaanka weerarka kooxdaas ee Mohamed Salah ayaa si toos ah loo weydiiyay haddiiba uu Diogo Jota oo saxeex cusub ah ka doorbidayo Roberto Firmino oo ay mudo dheer weerarka lamaane kusoo ahaayeen.Kahor kulankii ay xalay bar-bardhaca 1-1 ah lasoo galeen Man City, waxa jirtay hadal hayn badan oo ah in Diogo Jota uu kasoo hormari doono dhigiisa Firmino.Jota ayaa ahaa mid ku jiray qaab ciyaareed wanaagsan kulamadii ugu dambeeyay isagoo saddexley goolal ah toddobaadkii hore Champions League…