Kaddib Dhaawacii Gomez, Waa Kuwan SHAN Difaac Oo Dunidu
Jurgen Klopp ayaa ku qasban inuu ka laabto go’aankiisii ahaa in aanu lasoo saxeexan doonin difaac marka la gaadho bisha Januay, iyadoo uu hadalkaasna jeediyey xagaagii oo uu diiday in kooxdiisu u baahan tahay difaacyahanno.Tababaraha reer Germany ayaa hadda suuqa indho-indhaynaya, waxaanu niyadda ka jeclaysanayaa haddii waqtigu soo degdegi lahaa oo bisha January ay toddobaadkan bilaabmi lahayd, si uu ula soo saxeexdo difaacyahanno cusub.Reds oo uu bishii hore ka dhaawacmay Virgil van Dijk oo xili ciyaareedkan oo dhan…