Booliiska Waqooyiga Macedonia oo xiray Tahriibayaal Soomaali ku jirto!
Booliiska qaabilsan la socodka dhaq-dhaqaaqa Waqooyiga Macedonia ayaa sheegay in ay xireen 61-Muhaajiriin ah iyo 5-ruux oo loo badinayo in ay yihiin Muqalisiinta dadka tahriibisa in ay gacanta ku dhigeen.
Howlgalka baarista ah ayaa dhacay kadib markii xog lagu kalsoon yahay gaartay, ciidamada sida gaarka ah u qaabilsan howshaan ay ku dhaqaaqeen, maadaama lagu armay in ay fuliyaan howlgalka lagu qabtay.
Saddex dal ayay u badan yihiin dhalashada dadkaan la qabtay waana…