Golaha Wakiilada DG Puntland oo u codeeyay Xeerka
Magaalada Garoowe waxaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeeshay Golaha Wakiilada DG Puntland, waxa ay maalintii 3-aad qodob qodob u dul istaageen Xeer Isgaarsiinta & Khidmadaha Puntland.
Kulanka waxaa Shir Guddoomiyaya Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, waxaana fadhiga xaadir ahaa ku xigeenkiisa 1aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan & ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame.
Guddoomiye Cabdirashiid ayaa sheegay in xeerka ay ansixiyeen ay dood adag ka yeesheen fadhiyadii ugu…