SADDEX Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool Oo Tababarka

SADDEX Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Liverpool Oo Tababarka. Kooxda Liverpool ayaa ah mid helaysa war wanaagsan kahor kulanka ay Sabtida booqanayso kooxda ay magaalo xifaaltamaan ee Everton ciyaar Merseyside Derby ah oo aad u xiiso badan. Warka u wanaagsan Reds ayaa ah inay tababarka kooxdeeda kusoo noqdeen saddexda xiddig ee kala ah daafaca dhexe ee Joel Matip, garabka weerar ee Sadio Mane iyo waliba khadka dhexe ahna saxeexa cusub ee Thiago Alcantara. Thiago iyo Mane ayaa labadaba lagu qasbay inay karantiin mudo…

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo hab maamuus gaar ah u sameystay

Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa gudaha Soomaaliya usoo tallaabay 14-kii Oktobaar 2011-kii, iyaga qiil ka dhiganaya kahortagga weerarada & Afduubka Al-Shabaab oo xiligaas marar kala duwan ka dhacay dalkaas. Askarta Kenya ayaa kasoo gudbay soohdinta iyaga oo aan heysan ogolaanshiyaha Ururka Midowga Afrika ama Qaramada Midoobay, Gawaarida Gaashaaman, kuwa yaryar, Sahay & waxyaabaha ay isticmaalayaan ayay lasoo galeen Soomaaliya, halka kor ay kala socdeen diyaaradaha Qumaatiga u kaca. Sanad kadib saldhigashada…

“Mesut Ozil Waa Farshaxaniste Kubadda Ka Dareema

Adrian Durham ayaa ku eedeeyey tababare Mikel Arteta inuu gabay shaqiisii Arsenal oo uu ka faa’iidaysan kari la’yahay laacibka ugu tayada badan kooxdaas ee Mesut Ozil oo uu hadda ka shaqaynayo sidii uu uga caydhin lahaa kooxda. Ozil oo ah ciyaartoyga ugu mushaharka badan Arsenal, toddobaadkiina u xaadira lacag dhan £350,000 Gini ayaan ciyaarin tan iyo bishii March, waxaana kaba sii daran in xataa aan lagu darin liiska kooxda ee inta badan ciyaaraha oo aanu kaydkana kasoo muuqan. Arsenal ayaa raadinaysa si ay uga…

what about uncertainty in Lubumbashi Police

Police are making sure that crime has dropped over the last seven months thanks to the strengthening of patrols and the cooperation of the population. But civil society has the opposite view. For her, insecurity is still persistent in Lubumbashi. Every day, she records cases of burglary, sometimes accompanied by murder and rape. with our correspondent in Lubumbashi, For the provincial commissioner of Haut Katanga, crime in Lubumbashi is halved compared to last year. For example, cases of armed robbery have increased…

Ciidanka Amaanka Hir-Shabeelle oo Jowhar ka bilaabay howlgal Amni

Ciidamada Booliiska DG Hir-Shabeelle ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulkaas ka bilaabay howlgalo lagu baarayo xaafadaha Degmadaas, Gaadiidka & la socodka dhaq-dhaqaaqa dadka. Ujeedka howlgalkaan waxa ay saraakiisha hoggaamineysa ciidanka wax baaraya ku sheegeen in lagu adkeynayo ammaanka Xarunta Hir-Shabeelle oo sida qorshuhu yahay martigelineysa Ergo badan. Jowhar waxaa tagaya Ergo beeleedyo leh kuraasta Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle iyo aqalka sare BFS oo bilawgii…

Kooxaha Liverpool, Man United, Barcelona, Chelsea oo kharash Galiyey

Manchester United ayaa xagaagan lacag £75 milyan oo Gini ah suuqa gelisay, waxaanay lasoo saxeexatay Donny van de Beek oo ay kusoo iibsatay £35 milyan oo Gini, Alex Telles oo ay £13.5 milyan oo Gini kagala soo wareegtay Porto iyo Amad Diallo oo ay £26.5 milyan oo Gini kusoo iibsadeen laakiin Old Trafford soo gaadhi doona bisha January ee sannadka cusub. Lacagta United ay kharash garaysay ayaa waxa ka dhigaysaa kooxda saddexaad lacagtii ugu badnayd suuqa gelisay ee ciyaartooyo kusoo kharash garaysay. Sida ay sheegtay…

Cristiano Ronaldo Oo Daawaday Tababarkii Xulka Qaranka

Cristiano Ronaldo ayay u muuqataa in xaaladdiisa caafimaad wanaagsan tahay, waxaanu daawaday tababrkii xulka qaranka Portugal uu samaynayay Salaasadii oo uu barandaha dhismaha uu deggan yahay, xilli uu go’doon ugu jiro xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay.35 jirkan ayaa shalay la shaaciyey inuu hayo Korona Fayras, waxaana laga fasaxay xerada tababarka iyadoo uu gelayo karantiil muddo toban maalmood ah oo uu ku qaadanayo magaalada Lisbon, taas oo ka dhigan inuu seegayo ciyaarta qarankiisu Arbacada la ciyaarayo Sweden.Cristiano…

Xusuusta Qaraxii Soobe 14-ka Oktoobar 2017 & Dadkii ka

Maanta saddex sano ayaa laga joogaa markii uu dhacay qaraxii Soobe ee sababay dhimasho, dhaawac, burbur hantiyeed iyo weynta dad lagu tiriyay liiska Geerida balse aan la helin raq iyo ruux! Dadkii goobjooga u ahaa maalintaas qaraxii dhacay oo qaarkood dhaawac jireed & Mid maskaxeed soo gaaray ayaa Axadle u sheegay in xusuustooda aysan ka go’in wixii maalintaas dhacay. Qaraxa ayaa dhacay xili uu isgoysku aad mashquul u ahaa, Gawaarida ayaa isku xirantay, dadka ayaa…

Former Prime Minister Khaire met numerous lawmakers serving within the Kenyan parliament in Nairobi

NAIROBI, Kenya - Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire met numerous lawmakers serving within the Kenyan parliament on Monday evening in what could possibly be a strategic rally geared toward elevating the stakes for the 2021 election, after declaring he intends to problem President Mohamed Abdullahi Farmajo. Khaire misplaced his seat in July after falling out with President Mohamed Abdullahi Farmajo and was then thrown out by lawmakers. He has since been changed by Mohamed Hussein Roble, who was unanimously…

Within the highlight: violence is on the rise once more in central Mali

"The circles in Bankass and Bandiagara had been focused through the evening Monday to Tuesday by unidentified armed people, inflicting the deaths of 11 troopers and about 13 civilians," reviews the day by day L'Indépendant in Bamako. That is the heaviest toll recorded in a number of months within the middle of the nation in lower than 24 hours. (...) These simultaneous assaults got here after weeks of calm within the middle…