Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Newcastle vs Chelsea –

Frank Lampard ayaa hal beddel oo kaliya ku sameeyey shaxdii uu kula ciyaaray Sheffield United ee uu guusha weyn kaga soo hooyey, waxaana uu keenay Antonio Rudiger oo beddelay Thiago Silva oo dalbaday in kulankan aanu qayb ka noqonin.Ben Chilwell ayaa kusoo bilowday difaaca bidix kaddib markii uu kasoo kabtay dhaawac kasoo gaadhay ciyaaraha caalamiga ah, balse waxa aan joogin Christian Pulisic oo isaguna dhaawac ah.Hakim Ziyech oo bandhig cajiib ah samaynayay kulamadii ugu dambeeyey ayaa dhinaca midig ka ciyaaraya, halka uu…

Guardiola, Klopp Illaa Jose Mourinho – Mushaharka

Pep Guardiola oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Manchester Usbuucan ayaa noqday tababaraha dunida oo dhan ugu mushaharka badan, waxaanu xataa kasii sarreeyaa ciyaaryahannada ugu mushaharka badan horyaalka Premier League.Tababaraha reer Spain ayaa saxeexay heshiis cusub oo laba sannadood ah, kuwaas oo uu usii dheerayn doona cimrigiisa Etihad Stadium ee uu sannadkiisii afraad u dhamaanayo.20ka tababare ee ugu mushaharka badan horyaalka Premier League ayaanay layaab badan ka muuqanin, waxaana sida uu qof walba qiyaasayo safka…

Former Prime Minister apologizes for NISA assault by opposition chief

MOGADISHU, Somalia - Reconciliation amongst Somalia's main opposition leaders continues to construct after the newest apology from former Prime Minister Hassan Ali Khaire to Wadajir chief Abdirahman Abdishakur Warsame forward of a gathering scheduled for Saturday in Mogadishu. Since resigning in July, Khaire has confronted his former enemies with allies in what may very well be a method to construct a stable opposition alliance that can problem President Mohamed Abdullahi Farmajo within the upcoming polls, which, in…

Cabdi Xaashi oo magacaabay Guddiga doorashada Gobolllada

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta oo Sabti ah magacaabay Xubnaha Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban 20/21 ee Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi). Guddiga uu magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ka kooban 8-Xubnood oo ka shaqeynaya Doorashada Soomaaliya 20/21 qaybta Gobollada Waqooyi ee Gobaladda Waqooyi si waafaqsan heshiiska hogaamiyayaasha heer federaal & heer Dowlad Goboleed. Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka sare…

Yaa ka qaybgalay Shirka wada-tashiga Musharixiinta

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Shir Saddex cishe soconaya oo u dhaxeeya Hogaamiyayaasha Xisbiyada mucaaradka oo badi ah musharixiin ku hamineysa ka qaybgalka Doorashada Soomaaliya 20/21. Shirka waxaa ka qaybgalaya Mas’uuliyiin kala duwan oo qaarkood xilal heer federaal & heer Dowlad Goboleed soo qabtay si ay u tashtaan muranka ay ka qabaan xubnaha Guddiga doorashada 20/21, qaabka ay u wajahaan hogaamiyayaasha talada heysa & muujinta miisaankooda siyaasadeed.…

Liibiya oo laga qaaday Tahriibayaal kasoo kala jeeda

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee (UNHCR) ayaa sheegtay in ay Dalka Liibiya ka qaaday dad gaaraya 79-ruux oo ay geysay Waddanka Rwanda oo isla qaaraddaan Afrika ah. Afhayeen u hadlay Hay’adda ayaa sheegay in dadkaan oo la qaaday Khamiistii in laga dejiyay Garoonka Diyaaradaha Rwanda, sababtu waa in la badbaadiyo nolosha shaqsiyaadkaan Liibiya u tagay in ay ka tahriibaan. Hay’adda ayaa sheegtay in Xayiraadda Covid-19 ay saameysay isu socodka sahlanaa ee dadka…

great meditation at the funeral of André Kouassi Johnson

In a large meditation, yesterday, Friday, November 20, several Togolese personalities including parliamentarians but also personalities from ECOWAS and parents met to pay their last respects to André Kouassi Johnson. Committed activist, the third Vice-President of the National Assembly, founding member of the Union of the Forces of Change died suddenly after a short illness on 14 November 2020. A giant portrait of André Kouassi Johnson has been placed on the catafalque erected on the National Assembly's main courtyard.…