The African Union is trying a new mediation

It is a new attempt at mediation in Ethiopia to end the conflict between the government and the dissident Tigray region. The latest attempt comes from Cyril Ramaphosa and the African Union. It has now been eighteen days since the clashes took place and caused the flight of more than 30,000 refugees in neighboring Sudan. The UN said on Friday, November 20, that it expects 200,000 in total. To end the fighting, many countries and international organizations have called for a ceasefire for two weeks. Calls are systematically…

Chelsea Oo Guul Dahabi Ah Kasoo Gaartey Newcastle United,

Kooxda Chelsea ayaa guul kasoo gaadhay dhigeeda Newcastle United kulan xiiso badan oo 2-0 kusoo dhammaaday oo ay hoggaanka horyaalka kula sii wareegeen xiddigaha tababare Frank Lampard.Chelsea ayaa goolasha ay kulankan saddexda dhibcood ka heshay gool uu si qaldan iskaga dhaliyay Fernandez iyo mid uu saxeexay Abraham.Shaxdii Kulankan Ee Labada KooxoodCHELSEA XI: Mendy, James, Rudiger, Zouma, Chilwell, Kante, Kovacic, Mount, Ziyech, Abraham, Werner.Kaydka: Kepa, Christensen, Azpilicueta, Emerson, Jorginho, Hudson-Odoi,…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Villarreal vs Real Madrid –

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa martiyaysa dhigeeda Villarreal kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka La Liga toddobaadkiisa tobnaad xilli durtaba kulamadu qaab cajiib ah ku bilaabmeen.Villarreal ayaa xilli ciyaareedkan wacdarro dhigayso iyadoo booska labaad joogta isla markaana 2 dhibcood ka hooseysa hoggaamiyayaasha Real Sociedad halka Real Madrid oo booska afraad ku jirtaa ay afar dhibcood u jirto hoggaanka.Shaxda Kulankan Ee Labada KooxoodVillarreal:Real Madrid:

“DFS waxa ay bixisaa Mushaarka 16-kun oo Macalin” Hogaamiye

Hogaamiyaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21-ka Nofeembar ayaa soo hadal qaaday doorka Dowladdu ay siisay Bareyaasha ka howlgala dugsiyada ay maamushu Dowladda Soomaaliya Ugu horeyn waxa uu bogaadiyay Macalimiinta Soomaaliyeed, isaga oo dib u xusuusiyay marxaladii kala duwanaa ay lasoo kulmeen iyaga oo ka shaqeynaya Badbaadinta Mustaqbalka Ubadka Soomaaliyeed. “Waxaa bogaadin mudan dadaalkii…

Iska Bax!! Tababare Zinadine Zidane Oo Toos U Fasaxay Xiddig

Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa lagu soo warramayaa inuu u ogolaaday inuu kooxda iskaga baxo khadka dhexe ee ree Spain ee Isco kaas oo aan xulashadiisa meel wanaagsan kaga soo jirin dhawaanahan.Isco ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay lala xidhiidhinayay inuu iskaga tagi doono Estadio Santiago Bernabeu oo uu mustaqbalkiisa meel kale ka raadsan doono iyadoo ay jiraan kooxo dhawr ah oo lala xidhiidhinayo.Kooxda ugu horreysa ee maskaxdaaada kusoo dhacaysa wakhtigan marka aad bixitaanka Isco maqasho ayaa ah…