Freddie Ljungberg Oo Daboolka Ka Qaaday Sababtii Uu Iskaga
Freddie Ljungberg ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu uga baxay shaqaalaha tababarka ee Arsenal xagaagii tegay, markaas oo isagoo gacanyare u ah Mikel Arteta uu go’aansaday inuu ka dhaqaaqo Emirates Stadium.43 jirkan ayaa kusoo laabtay Arsenal xili ciyaareedkii hore isagoo si ku-meelgaadh ah tababare ugu noqday markii shaqada laga caydhiyey Unai Emery oo November 2019 shandaddiisa qaatay.Lix ciyaarood oo uu Freddie Ljungberg tababare u ahaa Arsenal ayay guuleysteen hal kulan oo kaliya, waxaanay barbarro galeen saddex…