Maxaa ka soo kordhay weerarkii saraakiisha lagu dilay ee ka
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qaybta 21 aad oo saacadihii la soo dhaafay howlgalo ka waday deegaanada u dhexeeya Balanbal iyo Guriceel ayaa soo badbaadiyay labo sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ku waas oo lagu waayay weerarkii jidgalka ahaa.
Labada sarkaal ee la soo badbaadiyay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa;-
Labo xidigle Qalbi Indha-taag
Gaashaalne Cayroow Warsame Xassan
Ciidanka Howlagalka fuliyay ayaa sidoo kale gacanta ku soo dhigay mid ka mid ah dablaydii…