GUBAN: Xiddig British ah oo lagu xukumay toban toddobaad oo xabsi ah
Xiddiga reer England ee Kieran Trippier ayaa la dul dhigay ganaax 10-todobaad ah iyo ganaax lacageed kadib markii uu jabiyay sharciga ciyaarta.Kieran Trippier ayaa lagu helay dambi ah inuu jebiyey ganaaxii xiriirka kubada cagta Ingariiska ee ku saabsanaa khamaarka.30 jirkaan ayaa diiday 7 dambi oo ka dhan ah sharciga laakiin wuxuu kaloo ogaaday in afar ka mid ah dambiyada Toddobada ee uu galay, taasoo keentay in toban todobaad laga ganaaxo banaanka iyo ilaa £ 70,000 pounds.Dhacdadu waxay dhacday bishii Luulyo 2019, markii…