Chelsea & Tottenham Oo Ismari Waayay & Jose Mourinho Oo La
Kooxaha Chelsea iyo Tottenham ayaa isku mari waayay kulankii adkaa ee ku dhexmaray Stamford Bridge iyagoo ku heshiiyay barbaro goolal la’aan ah xilli labada kooxood ay ku soo shirtageen qaab ciyaareed uu taxadar weyn ka muuqday.Natiijadaan ayaa farxad u ah Tottenham kuwaasoo ku soo laabtay hogaanka horyaalka Premier League iyadoo 21 dhibcood ku haya balse farqiga goolasha ka sareeya kooxda kaalinta labaad ee Liverpool halka Chelsea ay kaalinta 3aad ku jirto iyadoo leh 19 dhibcood.Labada kooxood oo qaab ciyaareed fiican ku…