Iska Illow Ronaldo & Dybala – Waakan Xiddiga Uu Pirlo Ku
Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa amaan kula dul-dhigay xiddiga khadka dhexe ee reer France ee Adrian Rabiot oo uu ku sifeeyey ‘ciyaartoy dhamaystiran’ kaas oo ay ‘yar tahay in noociisa oo kale laga helo dunida.’Rabiot ayaa kusoo bilowday t;oddobadii ciyaarood ee horyaalka Serie A ee ay ciyaartay Juve, iyadoo xalayna ay guul weyn oo 2-0 ah ka gaadheen Cagliary oo marti ugu ahayd Allianz Stadium.Natiijada ciyaartani waxay Old Lady kusoo gashay kaalinta labaad ee kala-sarraynta horyaalka iyadoo yeelatay 16…