“Timahayga Ma Xiirayo Xataa Haddii Ay Barcelona Iga Dalbato,
Antoine Griezman ayaa daboolka ka qaaday inuu si cad u diidi doono inuu timihiisa jaro xataa haddii ay kooxdiisa Barcelona ka dalbato.29 jirkan reer France ayaa xirfaddiisa waxa uu caan ku ahaa inuu inta badan timaha la baxo, waxaanu taas sii waday markii uu Barcelona kusoo biiray sannadkii 2019kii oo uu Atletico Madrid ka yimid.Qaab ciyaareed liita oo uu Camp Nou kusoo bandhigayay muddadii uu joogay ayaa waxay keentay inuu canaan kala kulmo taageereyaasha Barcelona, waxaase layaab ah in jamaahiirta Barcelona ay intooda…