117-sarkaal oo katirsan Militariga Itoobiya oo ku eedeysan
Booliiska Federaalka Itoobiya ayaa jaray warqadda xiritaanka 117-sarkaal oo katirsan Ciidanka Militariga kadib markii ay ku dhaqaaqeen Xatooyo xoolo dadweyne sida ku xusan warbixinta Booliiska.
Janaraaladaan ayaa xilal sare ka haya Militariga Dowladda Federaalka Itoobiya, waxaana la shaaciyay magacyadooda & Darajadooda ciidan si xabsiga loo dhigo, loona weydiiyo su’aalaha ah sababta keentay in ay xoolaha dadweynaha qaataan.
Magacyada Sarakiisha waxaa kamid:
Maj.-Gen Zewdu…