Amnesty oo Mareykanka ka dalbatay in uu magdhaw ka bixyo
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa war ay soosaartay ku sheegtay in Mareykanka kahor inta uusan ka bixin Soomaaliya laga doonayo bixinta magta dadka dhibka ku gaartay duqeyntiisa.
Amnesty ayaa sheegtay in go’aanka Mareykanka uu muujinayo sida uu uga baxayo Soomaaliya bartamaha bisha Janaayo 2021-ka, balse ay jiraan qoysas dhibbane u ah waxyeelo ka gaartay hubka Ameerikaanka.
Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa 4-ta December 2020 xoojisay dalabka Hogaamiyaha…