CAJIIB: Milkiilaha Chelsea ayaa jabiya
Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa lagu soo waramayaa inuu jabiyay sharcigii uu dhowr sano ka hor sameeyay si uu ugu soo dajiyo weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Erling Braut Haaland garoonka Stamford Bridge.Abramovich ayaa ka caga jiidaya inuu aqbalo qof kale isla markaana ka qeyb qaato heshiiska ay kooxdu ugu dhaqaaqeyso Haland.Jebinta Abramovich ee qandaraaskiisa dhawr sano ka hor ayaa ahayd in wakhtigaas uu balanqaaday inuusan keenin ciyaaryahan uu wakiil ka yahay wakiilka reer Talyaani ee Mino Raiola,…