Dagaalka Tigray oo laga cabsi qabo in uu dhaliyo Jabhado
Ciidanka Ismaamulka Tigray
Waxaa daba-dheeraaday dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya & kuwa Tigray, inkasta oo Xukuumadda Abiy Ahmed aysan si buuxda u gaarin hadafkeeda ah in ay gacanta ku dhigto xoogga TPLF.
Abiy Ahmed ayaa labo jeer fursad min saddex cishe ah siiyay hoggaanka TPLF, balse ilaa haatan ma jiro mas’uul ka faaiideystay oo iska dhiibay dhanka Tigray si uu u maro dhanka Dowladda Federaalka.
Raysul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in wajiga…