Ku simaha xoghayaha gaashaandhigga oo yimaadda Soomaaliya
Ku simaha xoghayaha gaashaandhigga Christopher Miller ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku yimid Soomaaliya jimcihii,Miller ayaa muddo saacado ku sugnaa Muqdisho, gaar ahaan garoonka Diyaaradaha oo uu kula kulmay xubno ka mida Ciidamada Mareykanka,, sida ay shaacisay CNN.
Xoghayaha Difaaca Mareykanka ayaa ka soo safray Saldhigga Ciidamada Mareykanka ee Jabuuti, waxaana imaatinkiisa Muqdisho ku soo aaday, iyadoo Maamulka Trump uu shaaciyay inuu Soomaaliya kala baxayo Ciidamada ku sugan Soomaaliya oo gaaraya ku!--more-->…