Juventus Oo Lagu Dhegay, Inter Milan Oo Guuleystay, Bayern
Bayern Munich ayaa sii xajisatay hogaankeeda labada dhibcood ee horyaalka Bundesliga ka dib markii kooxda tababare Hansi Flick ay guul soo laabasho ah ka gaartay kooxda Stuttgart.Lassana Coulibaly ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Stuttgart ka dib kubad rogeelcelis degdeg ah oo ay soo qaadeen.Kingsley Coman ayaa u barbareeyay Bayern Munich ka hor inta uusan darbo hoogan hogaanka ugu dhiibin Robert Lewandowski isla qeybtii hore ee ciyaarta.Xiddiga amaahda uga soo maqan Juventus Douglas Costa ayaa goolka seddexaad u saxiixay…