Difaacii Manchester United Ay Sannadkii Hore Soo Qaadatay Oo
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la saxeexatay difaacii da’da yarta Manchester United ee Reuell Walters kaas oo qalinka ku duugay heshiis rasmi ah oo uu Gunners kaga mid noqonayo.15 jirkan ayaa Manchester United kusoo biiray sannadkii hore, balse waxa uu hadda usii dhaafay Arsenal oo nasiib u yeelatay inay gacanta ku dhigto.Mikel Arteta oo fursadaha uu siinayo da’yarta kooxdiisu ay dhiirigelin iyo soo jiidasho u tahay ciyaartoyda jiilkooda ah ee mustaqbalka wanaagsan doonaya ayaa waxay Manchester United si lama filaan ah…