Sababta Uu Goolhaye Bernd Leno Ugu Ciyaarayo Maaliyada
Bernd Leno ayaa lagu qasbay inuu xirto maaliyadiisa martida ee Arsenal kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda Wolves.Goolhayaha Jarmalka ayaa caadiyan xirto maaliyad midabkeeda uu cagaar yahay marka uu joogo Emirates Stadium, laakiin goolhayaha Wolves Rui Patricio ayaa isna xirta midab la mid ah.Sharciga Premier League ayaa dhigaya inaan la ogoleyn in goolhayayaasha ay maaliyad isku midab ah ku ciyaaraan inkastoo ay labada goolhaye kala joogaan labada dhinac ee garoonka.Wolves ayay qasab ku aheyd madaama ay yihiin kooxda…