Diego Maradona Miyaa La Dilay? War Cusub Oo Ka Soo Baxay
Boliiska dalka Argentina ayaa maanta baaray guriga dhakhtarka qaaska ah ee Diego Maradona. xilli ay soo baxeen warar sheegaya in geeridiisa haatan loo arko inay tahay in la dilay.
Baaritaanka saaka lagula kacay guriga dhakharkii gaarka ahaa ee Maradona ee lagu magacaabo Leopoldo Luques ayaa ku soo aaday afar maalmood ka dib markii Maradona oo 60 sanno jir ahaa uu ku geeriyooday gurigiisa ku yaala Buenos Aires.
Xeer-ilaaliyayaasha ka danbeeya amarkaan oo la sheegay inuu qalinka ku duugay garsoore ayaa la fahamsan!--more-->…