Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Hir-Shabeelle oo oo ku baxay
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DG Hir-Shabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan si uu qayb uga qaato xalinta caqabadda hortaagan safarka Hogaamiye Cali Guudlaawe ee Magaaladaas.
Socdaalka Hogaamiyaha waxaa hortaagan Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud, kadib markii uu sheegay in uusan ku qancin doorashada Hogaamiye ee DG Hir-Shabeelle oo uu damac ka lahaa.
Todobaadkii tagay labo jeer…