PSG, Barcelona Mise Man City – Kooxdee Ayuu Neymar Doonayaa
Neymar ayaa xalay shaaciyey inuu doonayo inay mar kale midoobaan Lionel Messi oo ay iska garab ciyaari doonaan, waxaanu sidii uu hubo u sheegay in jamaahiirtu ay sugaan Messi iyo isaga oo mar kale garoonka wadaagaya, hal kooxna u wada ciyaaraya.Xiddigaha reer Brazil iyo reer Argentina ayaa afar sannadood ku wada qaatay Barcelona oo ay ka abuureen weerarka ugu khatarta badan dunida iyadoo uu ku wehelinayay Suarez, waxaanay ku wada guuleysteen koobab badan.Laakiin Neymar ayaa sannadkii 2017kii lacagtii ugu badnayd abid ee…