Laacib Manchester United Ah Oo Maxkamad Lasoo
Difaaca Manchester United ee Brandon Williams ayaa lasoo taagay Maxkamad Khamiistii shalay, waxaana lagu riday xukun kaddib markii ay dacwad kusoo oogeen boolisku.
laacibkan ayaa kasoo muuqday maxkamadda Mould Magistrates Court maalintii Khamiista iyadoo uu wehelinayo qareenka caanka ah ee Nick Freeman oo uu ku lammaan yahay Mr Loophole, waxaana halkaas lagu dhegaystay qalad dhinaca waddo-marista ah oo uu galay.
Brandon Williams ayaa ku eedaysnaa in xawaare xad-dhaaf ah uu ku kaxeeyey baabuurkiisa, waxaase uu soo…