Xiddig Fadeexad Galmo Darteed Looga Ceyrinayo Paris
Jese Rodriguez ayaa wajahaya in laga ceyriyo Paris Saint-Germain ka dib markii uu ku kacay fal dhaqan xumo ah.Xiddigaan ayaa qiyaameeyay saaxiibtiis isagoo gogol dhaaf sameeyay, waxaana u sii dheer in lagu sawiray isagoo ka qeyb galaya xaflad lagu qabtay Gran Canaria.Xaflada oo ay soo qaban qaabisay saaxiibtiis Aurah Ruiz ayaan la xiranin wax maaskaro ah halka dadku aysan kala fogaanin sida sharciga uu yahay madaama Korona Fayras uu weli faro ba’an ku hayo dadka.Jese oo 27 sanno jir ah ayaa kaliya ciyaaray 22 daqiiqo xilli…