Halyeey Sheegay In Arsenal Ay Ka Badin Karto Tottenham
Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa sheegay in Mikel Arteta ay qasab tahay inuu keyd geliyo Willian haddii ay kooxdiisa hore fursad u heysato inay ka badiso Spurs Axada.Xiddiga reer Brazil ayaa si lama filaan ah isaga kala gooshay London isagoo ka soo wareegay Chelsea suuqii kala iibsiga xagaaga.Wuxuuna ku dhibtooday inuu helo qaab ciyaareedkiisa ugu fiican tan iyo markaas isagoo dhaliyay kaliya hal gool sagaal kulan uu saftay.Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa sheegay in haddii ay Arsenal dooneyso inay guul ka gaarto kulanka…