10ka Tababare Ee Dunida Ugu Fiican Oo Laga Magacaabay –
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa loo magacaabay tababaraha ugu fiican dunida isagoo ka horeeya macalinka Manchester City Pepe Guardiola iyo tababaraha Bayern Munich Hans-Dieter Flick.53 jirkaan Jarmalka ayaa ka tagay Borussia Dortmund sannadkii 2015 isagoo u saxiixay Liverpool, wuxuuna fure u noqday guulaha Reds.Klopp wuxuu ku guuleystay Champions League sannadkii 2019 ka hor inta uusan soo gabagabeynin mudadii dheereyd ee ay Liverpool sugeysay Premier League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.Hilinka ESPN ayaa…