Liverpool vs Wolves – Reds Oo Imtaxaan Adag Ku Maraya
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa soo dhawayn doonta dhigeeda Wolves oo ah koox markasta dhibaato badan ku abuurta kooxaha kahor imanaya.Liverpool ayaa kulankan sidoo kale dib usoo dhawayn doonta 2,000 oo kamida jamaahiirteeda oo loo ogolaan doono inay yimaadaan gegida Anfield.Hal wax oo aan isbedelin inta ay Anfield ka maqnaayeen jamaahiirtu ayaa ah rekoodhka cajiibka ah ee ay Liiverpool ku haysato garoonkaas iyagoo hadda 64 kulan guuldarro la’aan ku ah halkaas taasina ay ka dhigayso kooxda…