WER-WER: Mid Kamida Xiddigaha Laf-Dhabarta U Ah
Khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee N’Golo Kante ayaa gabi ahaanba laga saaray liiska xiddigaha xulka qarankiisa uga qayb gelaya labada kulan ee ka hadhsan wajiga koowaad ee isreeb-reebka koobka aduunka 2022 kaddib dhaawac ku gaadhay kulankii Ukraine ee habeen hore.
Kante ayaa dhaawac ka gaadhay muruqa daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaartii ay Les Bleus bar-bardhaca 1-1 ka ah soo galeen taas oo dhalisay in dib loogu diro London.
Dhawaan ayay ahayd markii warbixin rasmi ah uu xulka French-ku ku xaqiijiyay dhaawaca Kante…