Waa Kuma Xiddiga England Ee Roy Keane Uu Xalay Ku
Jude Bellingham waxa uu beddel kusoo galay qaybtii dambe ee ciyaartii xulka qaranka England uu 5-0 ku garaacay San Marino, waxaana uu daqiiqadihii uu garoonka ku jiray ku kasbaday amaan uu ka helay Roy Keane oo ku tilmaamay khad dhexe oo dhamaystiran.
17 jirkan ayuu tababare Gareth Southgate ku beddelay Mason Mount, isaguna waqti iskama lumin, waxaanu markiiba si xarrago leh usoo bandhigay xirfaddiisa ciyaareed ee hibada ah.
Jude Bellingham ayaa kubbad baas taa-taabasho kalsooni badan kusoo kordhiyey khadka dhexe,…