Messi, Modric, Ramos, Wijnaldum, Di Maria, Aguero iyo 30-naadkii
Xiddigaha waaweyn ayaa si xor ah uga taga kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan, iyada oo qaar horeba loo ogaa in ayna doonayn in ay kordhiyaan heshiisyadooda, halka kuwa kale la filayo in ay saxiixaan heshiisyo cusubDhamaadka xilli ciyaareedkaan, kooxaha waa weyn ayaa isku diyaarinaya inay si bilaash ah kula soo wareegaan Lionel Messi, Luka Modric iyo Sergio Ramos, kuwaasoo si xor ah kaga tagi kara Camp Nou iyo Santiago Bernabeu dhamaadka xilli ciyaareedkaan.Laakiin labada dambe wali ma aysan sheegin inay ka tagayaan Real…