Koeman ayaa ku dhawaaqay xiddigaha Barcelona
Barcelona ayaa heshay war wanaagsan ka hor kulanka caawa ee Huesca, iyadoo ciyaaryahanka khadka dhexe Ronald Araujo uu ku soo laabtay safka koowaad.Xiddiga reer Uruguay ayuu dhaawac ka soo gaaray muruqa kulankii bishii hore ay ka badiyeen Real Betis, sidoo kale wuxuu la ciyaaray Sevilla todobaadyo ka hor, markii uu ka soo laabtay dhaawac.Barcelona oo haysata darsin ciyaartoy oo dhaawac ah ayaa aad ugu faraxsan soo laabashada Ronald Araujo kaas oo badali doona Frenkie de Jong oo khadka dhexe ka ciyaari doona kuna soo laaban…