Garsoore arxan daran ayaa lagu wareejiyay ciyaar adag
Xiriirka kubada cagta Spain (RFEF) ayaa ku dhawaaqay garsoorayaasha usbuuca 13aad ee La Liga.Ciyaarta ugu adag ee toddobaadkan ayaa dhici doonta maalinta Sabtida ah ee Real Madrid iyo Atletico Madrid, taasoo ay u baahan tahay Los Blancos si ay u soo yareyso farqiga u dhexeeya Atletico. Marka ay guuleysato kooxda Diego Simeone, fursadaha Real Madrid ee ku guuleysiga horyaalka xilli ciyaareedkan way ka sii xumaan doonaan.Real Madrid ayaa 9 dhibcood ka dambayn doonta Atletico Madrid haddii ay guuldareysato, kulankaan wuxuu ku…