Neymar Oo Go’aan Ka Qaatay Ku Laabashadiisa Barcelona Xilli

Weeraryahankii hore ee Barcelona Neymar ayaa iska diidi doona fursad kasta oo uu dib ugu laaban karo garoonka Camp Nou sannadka soo socda ee 2021 sida ay sheegtay jariirada Isbaanishka ee AS.Xiddiga reer Brazil ayaa si joogta ah loola xiriirinayay suurtogalnimada uu dib ugu laaban karo Camp Nou 18kii bilood ee ugu danbeysay ka dib markii uu shaaciyay inuusan kordhin doonin qandaraaskiisa kooxda Faransiiska wixii ka danbeeya 2022.Si kastaba, warbixinta wargeyska AS ayaa lagu sheegay inuu haatan ka quustay qorshihii uu dib ugu…

Xiddig Si Weyn U Jeclaa Real Madrid Oo Haatan Isku Bedelay

Arturo Vidal ayaa ka horimaanaya Real Madrid markii 13aad habeenka Talaadada marka ay Inter Milan u safarto caasimada Spain kulankooda wareega group-yada Champions League.Wuxuu ka horyimid kooxda reer Spain isagoo u ciyaaraya Juventus (afar jeer), Bayern Munic (labo jeer) iyo Barcelona (lix jeer).Inkastoo xiddiga reer Chile uu baraha bulshada ku soo bandhigo naceybka uu u qabo Real Madrid, hadana waxa uu waligiis ku riyoon jiray inuu xirto maaliyada Los Blancos.Buuga laga qoray taariikhda xiddigaan khadka dhexe ee uu qoray…

repression continues, several opposition figures arrested

In Tanzania, the opposition called for massive and peaceful protests on Monday, November 2, following the re-election of President Magufuli. She shouts for massive fraud and condemns the multiple arrests in her ranks. This Monday, repression continues. Tundu Lissu, the biggest opponent and failed presidential candidate, was arrested again this afternoon. According to his lawyer, he was taken to the central police station. Earlier today, Chadema party leader Freeman Mbowe was arrested along with two other officials.…

Muxuu Petr Cech Ka Yiri In Lagu Soo Daray Xiddigaha Chelsea

Petr Cech ayaa sheegay inuu boqolkiiba 100 diyaar u yahay inuu caawiyo Chelsea haddii loo baahdo ka dib markii lagu soo daray liiska ciyaartoyda Chelsea ee Premier League.Cech oo afar koob oo Premier League ah iyo koob Champions League ku qaaday Stamford Bridge ayaa si lama filaan ah loogu soo daray liiska 25ka xiddig ee Chelsea u dheelaya Premier League xilli ciyaareedkan.38 jirkaan ayaa ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fariistay dhamaadka xilli ciyaareedkii 2018-19, wuxuuna ku soo laabtay Chelsea isagoo ka noqday la taliyaha…

Kulanka Barcelona Ee Champions League Ee Habeenka Arbacada

Kooxda reer Ukraine ee Dynamo Kiev ayaa heysata kaliya 13 xiddig kulanka ay bartamaha isbuucaan u safrayaan Barcelona ee Champions League ka dib markii sagaal ciyaaryahan laga helay Korona Fayras.Waxay tani la micno tahay in kaliya kooxda Dynamo Kiev inay awood u yeelatay inay 13 xiddig ka soo xulato kooxdeeda, iyadoo haddii uu hal ciyaaryahan kale maqnaado ay sababi doonto in la baajiyo kulanka Camp Nou.Dynamo Kyiv are missing 13 players in total for Barça game on Wednesday: nine with coronavirus, one suspended and three…

Sudanese workers employed as security guards in the UAE cheated to fight in Haftar’s ranks

About 270 Sudanese workers, lured by the pledge of employment in the United Arab Emirates (United Arab Emirates), were taken to war-torn Libya to fight with Putist general Khalifa Haftar instead, Human Rights Watch (HRW) said on Sunday. While expected to work as security guards in the air-conditioned skyscrapers or cavernous malls in Abu Dhabi, the Sudanese men were employed by Black Shield Security Services, an Emirati security services company, and a short time later their passports and telephones…

“Anigu Waxaan Sergio Ramos Ka Dhigaa Mid Fiican Isaguna…….”

Daafaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Raphael Varane ayaa ka hadlay kabtankiisa ay lamaanaha ku yihiin booskaas ee Sergio Ramos iyo sida ay isku caawiyaan marka ay garoonka ku wada jiraan.Waxa xusid mudan in Los Blancos ay yihiin kuwo aad u dhibtooda marka uu Ramos ka maqan yahay gaar ahaan tartanka Champions League oo ay sanadihii ugu dambeeyay rekoodh madaw ku lahaayeen ciyaaraha uu seego.Dad badan ayaa aaminsan inuu Sergio Ramos yahay mid xiddigaha ku hareeraysan oo dhan ka dhiga kuwo wanaagsan oo astura isla markaana uu…

50 Meals That Increase Your Temper

Your mind and your physique can typically really feel like they're working on two totally different wavelengths: generally, your physique tells you to take a nap when your mind is aware of you have nonetheless obtained work to do, or your stomach simply screams for a sweet bar when your mind positively is aware of higher. Nonetheless, with regards to your temper, your meals decisions and your emotions go hand-in-hand extra typically than you may suppose. Whereas a greasy plate of fries or sugary snack could quickly alleviate…

Shanta Weeraryahan Ee Ugu Wanaagsan Champions League

Waxa xog lagu muujiyay shanta weeraryahan ee ugu wanaagsan tartanka UEFA Champions League qarnigan 21-aad iyadoo uu boos lama filaan ah soo galay Neymar Jr halka ay sidoo kale ka dhex muuqdaan xiddigaha jiilkan ugu wanaagsan ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.Tan iyo bilawgii qarnigan 21-aad, xiddiga ugu fiican xog ahaan dhinaca weerarka Champions League ayaa noqday kabtanka Barcelona ee Lionel Messi.Dabcan Ronaldo ayaa ah ciyaaryahanka abid ugu goolasha badan Champions League balse tiro-koobkan ayaa ka hadlaya tirada…

“Waad Taqaanaa Halka Albaabku Ku Yaalo” Akhriso Hadaladii

Waxa hadda soo baxaya warar xoogan oo la xidhiidha hadalo bilooyin kahor dhex maray kabtanka ahna hoggaanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo macalinkii laga caydhiyay shaqada kooxdaas ee Quique Setien.Setien ayaa laga caydhiyay shaqada Barcelona kaddib xilli ciyaareed musiibo ah oo ay kooxdaasi soo qaadatay iyadoo horyaalka La Liga u weyday Real Madrid isla markaana Champions League qaab fool xun ugaga hadhay gacmaha Bayern Munich.Lionel iyo qaar kamidda xiddigaha Barcelona ayaan gabi ahaanba ku qanacsanayn in Setien…