Falanqeynta Kulanka Man City vs West Brom – Aguero
Manchester City, oo 0-0 ka dhigtay Manchester United Sabtidii, ayaa martigelineysa West Brom, Pep Guardiola wuxuu ku bilaabay nidaam seddex dhibcood leh oo adagSergio Aguero ayaa kasoo laabtay dhaawac wuxuuna kasoo muuqday kursiga keydka, laakiin Eric Garcia iyo Oleksandr Zinchenko ayaa maqan kooxda inteeda kale ayaa taam ah.Gabriel Jesus ayaa ah weeraryahanka kaliya ee afka hore ka ciyaara, Phil Foden iyo Raheem Sterling ayaa garbaha garbaha u saaran, Guardiola ayaa badalay Riyad Mahrez oo ku soo bilaawday United iyo Ferren…