Theirry Henry Oo Ka Dhabeeyay Balanqaadkiisii Iyo
Arsenal ayaa taageero u muujisay halyeeygooda Thierry Henry ka dib markii uu maanta ka dhabeeyay go’aankiisii uu ku tirtiray dhamaan akoonadiisii baraha bulshada madaama shirkadaha Facebook iyo Twitter ay wax ka qaban waayeen tacadiyada la isagu geysto barahooda.
Xiddigii hore ee Gunners ayaa kansalay maanta dhamaan akoonadiisii Facebook, Twitter iyo Instagram isagoo ku baaqay in wax laga qabto oo lala dagaalamo cunsuriyada iyo handadaada la isagu geysto baraha bulshada.
Shirkada Facebook oo sidoo kale iska leh…