Howlgal sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay
Howlgal sababay dhimasho & Dhaawac ayay Ciidamada ammaanka DG Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kadib markii ay heleen xogta koox la sheegay in ay ka ganacsato walxaha maanka-dooriya.
Ciidamada oo damacsanaa in ay gacatan ku dhigaan kooxdaan ayaa iska caabbin kala kulmay kooxda, waxaana iska hor imaad dhexmaray labada dhinac ku dhintay hal ruux, halka ay ku dhaawacmeen 4-kale sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan.
Hay’adaha ammaanka DG Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno la socday…