Maxamed Xasan: Qofkii Sawir la gala Musharax howshiisu way
Maxamed Xasan Maxamed Guddoomiyaha Guddiga kaladhimman ee lagu muransan yahay oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sharaxay shaqada guddigiisa hortaalla, caqabadda uu wajahayo & diidmada Musharixiinta.
Guddoomiye Maxamed ayaa tilmaamay in Guddigooda sawirka laga qaatay uusan ka tarjumeen, maadaama shaqadooda ay tahay Fulinta waxa loo diray & farsamada loo adeegsanayo.
Cadaalad sameynta ayuu shaaciyay in aysan ku xirneen rabitaanka dadka soo xulay balse ay tahay mid nafsad ahaan qofka ku beeran, kaliya shaqada…