Paul Scholes ayaa u sheegay Manchester United: “Fadlan kaalay
Paul Scholes ayaa dareensan in qaab ciyaareedka cajiibka ah ee Diogo Dalot uu ugu sameeyay AC Milan garoonka Old Trafford inay arki doonto kooxdiisii hore inay dib ula soo noqoto ninkaas dhamaadka xilli ciyaareedkaan.Inkasta oo uu iska leeyahay xiddiga Manchester United Dalot kulankii Red Devils ee Premier League xilli ciyaareedkii hore isaga iyo kooxda reer Italy ee Milan.Xiddiga ayaa amaah lagu diray xagaagii kadib markii uu ku dhacay booskiisa laakiin waxa uu wacdaro ka dhigay kulankii shalay markii ay Milan hal gool ka…