Lionel Messi ayaa diiday xiddiga Barcelona
Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa dhabarka u jeediyay saaxiibkiis oo ka qayb galay abaalmarintii FIFA ee xiddiga ugu fiican adduunka ee shalay lagu qabtay magaalada Zurich, halkaas oo abaalmarino kala duwan lagu bixiyay.Lionel Messi ayaa ka yaabsaday adduunka kadib markii uusan u codeyn saaxiibkiis kooxda kale ee la tartameysa hortooda, ugu dambeyntiina codkiisa wuxuu ka mid noqday saaxiibkiis Camp Nou oo aan gaarin meesha ugu sareysa tartanka.FIFA ayaa shaacisay ciyaartooyda iyo tababarayaasha ay ka dhaceen…