Wijnaldum ayaa u balan qaaday Liverpool xilli ciyaareedkiisa
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Liverpool Georginio Wijnaldum ayaa weydiistay kooxdiisa inay siiyaan waqti dheeri ah si uu go’aan uga gaaro mustaqbalkiisa, taasoo ah inuu u ogolaado inuu saxiixo qandaraas cusub isla markaana uu ka tago dhamaadka xilli ciyaareedkaan.Qandaraaska Georginio Wijnaldum ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan wuxuuna awoodi doonaa inuu wadahadalo la galo kooxaha kale bisha Janaayo, laakiin Liverpool ayaa rajeyneysa inay sii heysato.Barcelona ayaa lala xiriirinayay inay u dhaqaaqeyso ciyaaryahanka…