Xiddig Magac Weyn Ku Lahaa Arsenal & Barcelona Oo Ku Biiray

Ciyaaryahankii hore ee Arsenal iyo Barcelona Alex Song ayaa ku biiray koox ka dhisan horyaalka Dalka Jabuuti.Song oo 33 sanno jir ah ayaa qandaraas labo sannadood ah u saxiixay kooxda dalka Jabuuti ka dhisan ee AS Arta Solar 7.Xiddigii hore ee xulka Cameroon ayaa heshiis xor ah ugu wareegay kooxdaan. Waxa uu ka tagay kooxda reer Switzerland ee Sion bishii March ee 2020 isaga iyo sideed xiddig kale ka dib markii ay diideen inay hoos u dhigaan mushaharkooda sababto la xiriira Korona Fayras.Ka hor inta uusan ka ciyaarin…

Aston Villa Oo Guul-darro Xanuun Badan U Xambaarisay

Kooxda kubadda cagta Aston Villa ayaa karbaashtay Arsenal oo ay marti ugu ahayd garoonka Emirates Stadium, waxaanay ugu dhiibtay 3-0.Villa ayaa soo afjartay waqtigii farxadda ee tababare Mikel Arteta, waxaana daqiiqaddii koowaad ee ciyaarta ay kaga naxsatay gool uu dhaliyey John McGinn oo hubintiisu ay muddo qaadatay, kaas oo markii dambe meesha laga saaray.Goolka koowaad ee rasmiga ah ee Aston Villa hoggaanka u dhiibay ayaa waxa iska dhaliyey difaaca da’da yar ee Arsenal ee Bukayo Saka. Qaybtii dambe ee ciyaarta ayey Aston…

Qiimaynta Ciyaaryahanadda Iyo Xaqiiqooyinka Kulankii Man City

Kevin de Bruyne ayaa qaybtii hore kooxdiisa ka lumiyey fursad ay ku heli lahayd saddex dhibcood, isla markaana sare ugaga soo kici lahayd booska niyad-jabka ah ee ay ku jirto, kulankii ay Manchester City kusoo dhoweysay Liverpool ee ay barbarraha 1-1 ku kala baxeen.Liverpool ayaa goolka la hormartay, waxaana u dhaliyey Mohamed Salah iyadoo uu goolkanna ahaa rikoodhe la siiyey kaddib qalad lagu galay Sadio Mane.Gabriel Jesus ayaa daqiiqaddii 31aad goolka barbarraha u dhaliyey Man City, waxaase nasiib-darradooda rikoodhe…

Geesinimadii Klopp, Doodda Jesus Ee Sii Socota Iyo SHANTII

Manchester City iyo Liverpool ayaa ku kala baxay barbarro 1-1 ah kulankooda koowaad ee xili ciyaareedkan ee horyaalka Premier League, kaas oo naadi walba u kordhiyey hal dhibic oo kaliya.Reds ayaa daadihinaysay bilowgii hore ee ciyaarta, waxaanay u qalmaysay inay hoggaanka qabato, iyadoo uu taasna u hirgeliyey Mohamed Salah oo rikoodhe u saxeexay.Laakiin City ayaa saacad badhkeed markii ay ciyaartu socotay waxa uu kooxdiisa u keenay goolka barbarraha iyadoo uu xerada ganaaxa ku gujiyey kubbad uu ka hoos saaray Alisson…

6 Suggestions for Transitioning Off Keto With out Gaining Weight

Though the keto eating regimen has confirmed to be extremely environment friendly for weight reduction and affords actual well being advantages—like lowering blood sugar, insulin ranges, and even lowering danger of Alzheimer's—the keto eating regimen is excessive. It permits for not more than 10% of energy to come back from carbs (which comes with its personal set of issues) and requires as a lot as 60% to come back from fats. And currently, specialists have been…

Man City Iyo Liverpool Oo Barbarro Ku Heshiiyey, Kevin de

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lumisay hoggaanka horyaalka Premier League kaddib markii ay barbarro 1-1 ah wada galeen Manchester City oo ay ku wada ciyaareen garoonka Etihad Stadium.Kooxda tababare Jurgen Klopp ayaa kaalinta saddexaad ee miiska kala-sarraynta horyaalka Premier League u degtay, waxaana ka hor martay Leicester City oo hal dhibic ka sarraysa iyo Tottenham oo farqiga goolasha kaga haysa booska labaad.Liverpool ayaa gool la hormartay daqiiqaddii 11aad, waxaana rikoodhe u dhaliyey Mohamed Salah kaddib markii…

Prime Minister Abiy Ahmed sacks top officials

In Ethiopia, when the federal government launched an offensive against the Tigray region on November 4, accused of separatist tendencies, Prime Minister Abiy Ahmed announced the replacement of the commander of his military forces. The same goes for the intelligence services and the federal police. General Adem Mohammed was thanked. This former head of the National Intelligence and Security Service (NISS) was appointed army chief a little less than a year and a half ago, in June 2019. He currently has no new assignment but…

Barcelona Oo Shaacisay In Qalliin Lagu Samayn Doono

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay in da’yarkeeda afka hore ee Ansu Fati uu qalliin jilibka ah mari doono maalinta Isniinta ee berri, kaddib dhaawac kasoo gaadhay ciyaartii ay kooxdiisu 5-2 ku garaacday Real Betis Sabtidii. Fati oo kusoo bilowday kulankaas ayaa la beddelay waqtigii nasashada kaddib daaweyn loogu sameeyey garoonka dhexdiisa daqiiqadihii ugu dambeeyey qaybta hore, waxaana booskiisa yimid Lionel Messi oo kaydka kusoo bilowday. War-saxaafadeed ay Barcelona soo saartay ayay ku shaacisay in…

Individuals in Ethiopia’s Tigray are susceptible to shifting into battle, says the UN

Not less than 9 million persons are susceptible to being displaced from the escalating battle in Ethiopia's Tigray area, the UN mentioned, warning that the federal authorities's declaration of a state of emergency blocked meals and different support. Prime Minister Abiy Ahmed is pushing forward with a navy marketing campaign he introduced on Wednesday in opposition to the northern area, regardless of worldwide grounds for participating in a dialogue with the Tigray Individuals's Liberation Entrance…