MUSIIBO KALE! Arsenal 7 kulan ayey guul la’aan tahay
Arsenal ayaa la kulantay niyad jab kale Premier League iyadoo kaliya seddex dhibcood ka heshay tobankii kulan ee ugu danbeysay.Everton ayaa noqotay kooxdii ugu dambaysay ee ceebaysa Arsenal kadib markii ay 2-1 ku garaacday garoonkeeda Goodison Park ee magaalada Liverpool.Musiibada Arsenal ayaa timid daqiiqadii 22-aad markii Rob Holding uu iska dhaliyay gool uu Mikel Arteta u dhigay liiska Gunners ee goolasha ay ka dhalisay Everton, laakiin Arsenal ayaa qeybtii hore ku soo laabatay rigoore Nicolas Pepe.Mikel Arteta ayaa…