SADDEX DIIWAAN, XAQIIQO, XIDIGTA
Chelsea ayaa 0-0 ka dhigtay Leeds United ciyaar ay labada dhinacba iska qasaariyeen fursado, laakiin Blues ayaa ku sii nagaatay afarta sarre, iyadoo seddex dhibcood ka sareysa West Ham United oo ku jirta kaalinta afaraad.Chelsea ayaa ku dhawaatay inay hogaanka qabato bilowgii ciyaarta iyagoo gool iska dhaliyay daafaca Leeds, laakiin sidoo kale gool ayaa laga dhaliyay daqiiqadii 8aad laakiin nasiib ayey ku yeesheen inay Offside yihiin.Mendy ayaa ku baxsaday darbo halis ah oo ka dhacday Robert daqiiqadii ugu dambeysay ee uu…