Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga Galmudug ee Gaalkacyo lagu
Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble & Hogaamiyaha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa wadajir u shir guddoomiyay kulan looga arrinsanayay ammaanka Deegaannada maamulkaas.
Fadhiga waxaa ka qaybgalay Wasiirada Amniga XFS, DG Galmudug, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga, Taliyaha Ciidamada Xoogga, Booliiska, Nabadsugidda, maamulka Mudug iyo mas’uuliyiin kale.
Wasiirka Amniga DG Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in kulanka lagu go’aamiyay sidii looga…