Angel di Maria oo ka Baxay Ciyaartii xalay kadib markii lagu wargeliyey
Angel di Maria oo ka Baxay Ciyaartii xalay kadib markii lagu wargeliyey. Angel di Maria wuxuu la qaatay habeen xun wuxuuna ka cararay garoonka intii ay ciyaartu socotay.
ka dib markii uu taleefan ka soo wacay tababaraha Mauricio Pochettino isaga oo ku wargaliyay in koox burcad ah ay ku jiraan gudaha guriga caruurtiisa iyo xaaskiisa.
Tababaraha ma uusan heysan wax kale oo aan ka aheyn inuu banaanka u soo saaro Angel di Maria oo uu u sheego inuu si toos ah u aado qolka labiska wuuna tagay oo kursiga keydka ayuu dhaafay.…