Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday riyadiisa:
Rajadii Liverpool ee difaacashada horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii hore ayaa rumowday waxayna xitaa halis ugu jiraan inay u soo baxaan Champions League xilli ciyaareedka soo socda marka ay ku jiraan kaalinta 8aad ee kala sarreynta horyaalka.Inkasta oo ay badiyaan kulamada u hadhay hadana ay dhaafi karaan kooxihii ka horeeyay, hadana waxay si aad ah u doonayaan horyaalka iyada oo Manchester City 17 dhibcood ka horaysa kooxda ku xigta ee Man United.Tababare Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in riyadoodu ay tahay…