Jamie Redknapp wuu ka qoomameynayaa qaladkaas
Jamie Redknapp ayaa todobaadyo ka hor ka laabtay weerar uu ku qaadi lahaa kabtanka kooxda Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang.Weeraryahanka reer Gabon ayaa qaab ciyaareed liita ku bilowday xilli ciyaareedkan isaga oo kaliya dhaliyay 3 gool oo premier League ah ka hor inta uuna dhalin 2021.Khabiirka Sky Sport ee Jamie Redknapp, oo ka hadlay Aubameyang bishii la soo dhaafay kadib guuldaradii Arsenal ka soo gaadhay Man City, ayaa 31 jirkan ku tilmaamay mid hadh u ah ciyaartoygiisii hore.“Waqtigii ugu fiicnaa ee Aubameyang…